Cabsi xooggan oo ka taagan Magaalada Beladweyne & digniino la soo saaray

Iyadoo la guda galay xili roobaadkii Gu’ga ee sanadkan oo meelo badan ka socda ayaa waxaa shacabka magaalada Belad-weyne la soo deristay cabsi iyo walaac ay ka qabaan inuu fatahaad la mid ah tii sanadkii hore sameeyo webiga Shabelle ee magaaladaas dhexmara. Biyaha webiga ayaa sare u kacay maalmihii la soo dhaafay, iyadoo Maamulka gobolka … Continue reading Cabsi xooggan oo ka taagan Magaalada Beladweyne & digniino la soo saaray